Ra’iisul wasaare Rooble oo wasiiru dowlaha xafiiskiisa u xilsaaray dardargelinta howlaha doorashada

19

Ra’iisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u xil saaray Wasiiru Dowlaha xafiiskiisa Cabdixakiin Xasan Abshir inuu dardargeliyo howlaha doorashooyinka dalka.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa mas’uulkan loogu xil saaray dardar gelinta doorashooyinka,isku xirka iyo wada shaqeynta Xukuumadda, Dowlad Goboleedyada, hey’adaha Caalamiga iyo dhammaan howlaha la xiriira habsami u socodka howlaha doorashooyinka.

Hoos ka akhriso wareegtada Ra’iisul wasaaraha