HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA TODOBAAD

42

Qeybtiisa 7aad oo ku saabsan Wanaajinta kanaalada waraabka iyo adeegsiga haboon ee biyaha iyadoo si hagaagsan loo maraaynayo”

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada MARKABLEY.