HALKAN KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA SAMA WADE EE RADIO MARKABLEY MAWDUUCA LABAAD

31

 

Kulanto wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka  sama wade  ee radio markabley

Barnaamijka sama wade caawo waxaan ku soo qaadanaynaa

Iyadoo kooxda shabaab ay taagantahay marxalad gabo gabo ah ayaa hadana waxaa jira dhalinyaro aan badnayn oo wali ku harsan hawdka.

Hadaba waalidiinta dhalay caruurtaas ayaa u gacan haatinaya caruurtooda uguna baaqaya in inta goorigoortahay ay dib ula midoobaan qooysaskooda naftoodana badbaadiyaan, hadaba maxaa la gudboon waalidiinta iyo walaalaha dhalinyarada ay qaladay kooxdu?

Barnaamiujka sama wade caawo waxaa marti ku ah ,

1 sheekh c/raxmaan maxamed amiin (sh c/raxmaan alansaari. Gudoomiyaha ahlu sunna ee koonfurta somaliya.

  1. maxamed bishaar kaliil taliyaha danbi barista degmada baardheere.
  2. cismaan maxamed axmed (GAANI) oo ka mid ah ururka dhalin yarada degmada baardheere.

Barnaamijka waxaad si toos  ah ugala socotaan radio markabley  FM 88.8 baardheere iyada oo cida uu seego barnaamijkan ay dib uga daalacan karto janalka yutubkeena sama wade show ama barta facebook
Samawade.so

Inta barnaamijka uu hawada ku jiro waxaad fariin noogu soo diri kartaan telefoonka nambarkiisa uu yahay
0613880535,  sidoo kale waxaad fariimaha noogu soo diri kartaan imfo@samawade.so

Barnaamijka aalaa waxaa idin soo jeediyo aniga oo ah yaxye c/risaaq soofe. Dhanka farsamada waa maxamed deeq cabdi cali (alfa)
barnaamijka sama wade  caawa waxaa soo saaray khaddar maxamed siraad
waa mar kale iyo barnaamijkii  sama wade ee radio markabley