Somaliland oo cafis u fidisay R\w ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya

24

ku-xigeenkii hore ee ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ahaana xidlhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya.

Masuulkaan ayaa maalintii shalay xilka Xildhibaanimo iska casilay isagoo u ambabaxay magaalada Hargeysa.

Maxamed Cumar Carte ayaa cafis uu ka dalbaday Somaliland  waxaa ka aqbalay Madaxweyne Muusa Biixi iyadoo saakana lagu soo dhoweynayo garoonka diyaaradaha ee Cigaal.