DEG DEG: Gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo miino la qaraxday

19

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari BL ah oo dad shacab ah ay saarnaayeen miino kula qarxday inta u dhaxeysa deegaanka Basra iyo degmada Balcad.

Wararka waxa ay sheegayaan in gaariga uu ka baxay Muqdisho uuna kusii jeeday Magaalada Jowhar.

Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay in Khasaare xoog leh uu ka dhashay qaraxa oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net