Maamulka gobolka Banaadir oo faahfaahiyay Maamulka gobolka Banaadir oo faahfaahiyay hawlgallo laga sameeyay Muqdishohawlgallo laga sameeyay Muqdisho

9

Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka faah faahin ka bixiyay hawlgallo ay Ciidamada Ammaanku ka sameeyeen degmooyinka qaar ee gobolka Banaadir.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Xasan Cumar (Saalax Dheere) oo la hadlay warbaahinta ayaa sidan uga warbixiyay, hawlgalkii ay sameeyeen Ciidamada Amaanka ee gobolka Banaadir:-