War Saxaafadeedka Shirweynahii Maamulada Gobolka Gedo ee lagu soo gunaanadey Baladxaawo

13

Waxaa Maanta Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo lagu soo gaba gabeeyey Shirweyne Muddo Seddex maal mood degmadaasi uga soconayey Mas,uuliyiinta Maamulada degmooyinka iyo kuwa Gobolka ,geba gebadiina waxaa ka soo baxay War saxaafadeedkan hoos ku Qoran.