Ilaah ha u naxariisto Col Cabdi Barre Cabdi oo maanta Barqadii ku geeriyoodey Isbitaalka Degmada Baardheere,ka dib xanuun ku soo booday.

14

Haddii aanu nahay Bahdi Radio Markabley waxaan ka Tacsiyeynayenaa Qoyskii ,eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxay Maerxuumka inuu samir iyo Iimaan uu ka siiyo,ilaah waxaan ugu bareyeynaa Naxariistii Janno inuu siiyo(Aaamiin Yaa Rabi).