:Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee maamulka Puntland ayaa shaqadii ka joojiyay agaasimeyaal ka tirsan wasaaradda Qorsheyn ee maamulkaasi.
Xafiiska ayaa mas’uuliyiintan oo saddex ah ku eedeeyay maamul-xumo baahsan, iyadoona uu billaawday baaritaan lagu samaynayo.
Hoos ka akhriso wareegto