Xasan Cali Kheyre Raโiisul Wasaarihii dalka oo baarlamaanka Soomaaliya uu sheegayย uu kalsoonida kala laabtay ayaa goordhow kusoo ambaxay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.
Kheyre ayaa waxaa ku wehliya Safarkiisa tiro Xildhibaano iyo Wasiir ka tirsanaa xukuumaddiisa.
Waxaa lagu waddaa in uu ka hadlo goโaankiisa ku aadan kalsooni kala noqoshadda baarlamaanka Soomaaliya.