Xildhibaan Cabdiraxmaan oo Ka Hadlay Shirweynaha Difaaca Dastuurka

0

Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay dowlad awood leh oo leh isla xisaabtan iyo masuuliyad, balse aan noqon mid ku takri-fasha awoodda shacabka loo igmaday.

Xildhibaanka ayaa hadalkan ka jeediyay madal ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, halkaas oo looga hadlayay xaaladda siyaasadeed iyo mustaqbalka dowladnimada dalka.

Dowlad awood leh ayaan rabnaa hadaan dhahno anaga ayey na cuneysaa”.

Xildhibaan CCW.