Ku Soo dhowaada dhageystayaal Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA,Tartan Aqooneedka Maanta oo Khamiis ah 04-12-.2025, ka dhacay Iskuulka H/DHEXE JAALLE SIYAAD ayaa waxaa uu u dhaxeeyey fasalada 3aad iyo 4aad ee Dugsiga H/DHEXE JAALLE SIYAAD.
Natiijada Tartanka ayaa waxay u dhacdey sidan Fasalka 4aad ee dugsiga H/DHEXE ayaa haley 26 dhibcood,Halka Fasalka 3aadna uu helay26 .dhibcooda,sidaasina waxay Natiijada ku noqotey Barbar dhac.
Hadaba ciddii uu seego BarnaamijkaasI waxay ka daalacan karaan Websitkeena Www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Facebooga Radiomarkabley.
KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY BARNAAMIJKA TARTAN AQOONEEDKA HIRDA











