Maxaad kala socotaa Taariikhda Markabkii ku bur burey Webiga Tuulada Markabley oo Baardheere u jirta 33 km

5

Maxaad kala socotaa Taariikhda Markabkii ku bur burey Webiga Tuulada Markabley oo Baardheere u jirta 33 km,islamarkaana kaga toosan dhanka Waqooyi muddo hadda laga joogo 160 sanno. .

Markabkaasi oo ka yimid dhinaca Magaalada  Kismaayo,maxayse ujeedadiisa halkeese ayuu u socdey,maxuu noqdey xilligaasi xaalka shaqaalahii la socdey Markabka.

Maxaan ka naqaan Taariikhda Mashruucii Biyo-Xireenka Baardheere iyo Mashruuca kaabayaasha Biyaha ee  loogu magac darey Markabley,kaasi oo  Dawladii Kacaanka sanadkii 1986  ay dhagax dhigtey Si looga dhaliyo quwada korontada ee biyaha laguna xakameeyo daadadka ama fatahaadaha.

 

HALKAN KA DHAGEYSO WARBIXINTA OO DHAMEYSTIRAN