Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Afhayeenka Jaaliyada Jubaland ee Waqooyiga Mareykanka ayaa waxaa uu kaga Hadley aragtidiisa ku aadan Xaalada Siysasadeed iyo mida Bulsho ee Xilligan uu wajahayo Gobolka.
Suldaan ayaa ugu Baaqey Bulshada Gobolka Gedo in ay meel iska dhigaan khilaafka siyaasadeed ee ka taagan degmooyinka Gobolka,una istaagan sidii ay ugu shaqeyn lahaayeen midnimadooda iyo wadajirkooda.
Halkan ka dhageyso Wareysiga Suldaan Gurey Xaaji Faarax