Ka dhageyso Radio Markabley FM-Baardheere Maalin iyo Habeen kasta Taxanaha Fariimaha wacyi gelinta Bulshada,Fariintani waa Taxanahii 7aad.
Fariimaha Raadiyaha ee Dhiirrigelinta Ka Qaybgalka Bulshada iyo in xil la iska saaro/lana milkiya.
Fariintan Wacyi gelinta waxaa idiin soo gudbiyey hay’adda SSWC oo taageero ka heleysa FCA.Waxaadna Fariintaan ka dhageysanaysan Radio Markabley Baardheere,Hirkeeda FM 88,8 MHTZ iyo Barta aan ku leenahay Facebooga ee radiomarkabley.
HALKAN KA DHAGEYSO FARIINTA WACYI GELINTA BULSHADA EE JUBALAND