Ka dhageyso Radio Markabley Maalin iyo Habeen Fariimaha Wacyi gelinta Bulshada Jubaland

8

Ka dhageyso Radio Markabley FM-Baardheere Maalin iyo Habeen kasta Taxanaha Fariimaha wacyi gelinta Bulshada,Fariintani waa Taxanahii 2aad.

Fariimaha Raadiyaha ee Dhiirrigelinta Ka Qaybgalka Haweenka ee Dhismaha Nabadda  ismaamulka Dowladda Jubbaland, Soomaaliya.

Fariintan Wacyi gelinta waxaa idiin soo gudbiyey hay’adda SSWC oo taageero ka heleysa FCA.Waxaadna Fariintaan ka dhageysanaysan Radio Markabley Baardheere,Hirkeeda FM 88,8 MHTZ iyo Barta aan ku leenahay Facebooga ee radiomarkabley.

 

HALKAN KA DHAGEYSO FARIINTA WACYI GELINTA BULSHADA EE JUBALAND