Xildhibaanada labada Aqal BFS oo Ansixiyay Sharciga Doorashooyinka

7

Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa aqbalay codsigii Madaxweyne Xasan Sheekh ee in ahaa in muddo Bil ah dib loo dhigo fasaxa xildhibaannada si loo ansixiyo Sharciga Doorashooyinka.

Buuq iyo Fowdo ay sameeyaan xildhibaanada Mucaaradka, kadib ayaa cod loo qaaday, waxaa codsiga Madaxweynaha ogolaaday 181 xildhibaan, waxaa diiday 12, mana jirin wax ka aamusay, iyadoo tirada kulanka fadhida ay ahayd 193.