Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Ra’iisul Wasaare hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo war ka soo saaray waan-waantii ay ka wadeen Puntland.
Siyaasiyiintaan ayaa waxaa ay kasoo horjeesteen in la furo Dastuurka dowlad Goboleedka Puntland, iyaga oo dalbaday in doorashada Puntland ay ku dhacdo waqtigeeda oo ah 8-da Janaayo sanadka 2023.