Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xubnaha Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista Datuurka oo ka kooban 5 xubnood oo kala ah:
- Maxamed Xasan Idiris.
- Farxiya Muumin Cali.
- Burhaan Aadan Cumar.
- Axmed Maxamuud Jaamac.
- Maxamed Cabdalla Saalax.
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa 11-kii Bishaan ansixiyay Xubnaha Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista Datuurka oo uu horgeeyay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Xasan Macalin.