Askari lagu diley degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

41

Wararka laga helayo degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in israsaseyn dhex martey Labo Askari oo ka tirsan Ciidamada Jubaland ee Ceelwaaq.

Hal Askari ayaa ku geeriyoodey is rasaseyntaasi oo barqanimadii maanta ka dhacdey Xerada Ciidamada ay ku leeyahiin duleedka degmadaasi.