Madaxweyaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa ku go’doomiyay Guddoomiyaha golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.
Xog ay heshay Warbaahinta ayaa idiin diyaarisay San Arrimoood oo ku qasbeysa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis lafatagareen inuu ka hor yimaado Shirkii Dib u heshiisiinta K/Galbeed ee Baydhaba).