Golaha deegaanka cusub ee magaalada Xudur ayaa maanta doortay guddoon cusub ka dib kulan ay ku yeesheen magaalada Xudur.
Gudoomiyaha cusub ee Degmada Xudur ee xarunta Gobalka Bakool ayaa loo doortay Cumar Abdullahi Mohamud.
Golaha Deeganka ee Degmada Xudur oo ka kooban 27 ayaa 17 xubnood waxay u codeeyeen Gudoomiye Cumar halka Gudoomiyihii hore Mohamed Macalin uu helay 10 cod.