Laamaha Amniga Gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay waxyaabaha maanka dooriya iyo raggii watay

56

Ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaa howlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay koonfurta Gobolka mudug ayaa gacanta kusoo dhigay maandooriyaal iyo Ragii watay

Howgaljaan ayaa ka dhacay Deegaano hoos yimaada Degmada Wisil Saraakiisha Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay in maandooriyaashaan Amniga lagu qalqal galin rabay

Saraakiisha Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay inay Howlgaladaan ka dhanka ah Meeshiyaad Al Shabaab iyo maandooriyaasha wadayaan