Qaar mid ah Waxgaradka Baardheere oo Beeniyey Jiritaanka Dad u dhintey Lambar Telefon ee laga soo wacay(Dhageyso)

82

Yuusuf Maxamed Faarax( Yuusf Qooje) oo ka mid ah Waxgaradka Baardheere oo wareysi siiyey Radio Markabley ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka laysala dhexmarayo maalmahan oo sheegayey in gudaha magaalada ay dad ugu dhinteen Lambar Maobail dibada ah oo laga soo wacay.

Wararkaasi ayuu ku tilmaamay Dacaayado suuqa la geliyey,mana jiraan ayuu yiri Cid u dhimatey ama la xanuunsan Telefon dibada oo laga soo wacay.

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA YUUSUF QOOJE