Wareysi dheer:Suldaan Gurey oo ka Hadley Qaban Qaabada Shirweyne Siyaasadeed oo lagu Qaban doono Magaalada Garbahaarey .

85

Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley, waxaa uu sheegay inay Wadaan Qaban qaabada Shirweyne ay isugu imaanayan siyaasiyiinta ka soo Jeeda Gobolka Gedo, kaasi oo Qorshaha uu yahay inuu ka dhaco degmada Garbaharey. Si looga tashto aayaha Gobolka Gedo.

Suldaan Gurey ayaa Rago wanaagsan waxaa uu ka muujiyey Qabsoomida Shirweynahaasi,isagoona sheegay in Xariiro kala duwan uu la sameeyey Dhamaanba dhinacyada ku lugta leh Arimaha Siyaasada Gobolka Gedo,ayna isku afgarteen Qabsoomida Shirkaasi.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAAN GUREY XAAJI FAARAX