Wasaarada Arrimaha Gudaha Hirshabelle ayaa sheegtay inaan habraac sax ah loo marin Odoyaasha soo xulaya Ergada Dooraneysa kursigga sumadiisa tahay HOP135, sidaasi darteena Doorashadiisa la hakiyay .
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu oggeysiiyay Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabeelle in ay joojiyaan Howlaha la xiriira Kursigaasi, inta xal laga gaarayo.
Hoos ka akhriso qoraalka