Qoraal kasoo baxay wasiirka wasaaradda Ganacsiga DG Jubbaland ayaa lagu mamnuucday isticmaalka bacaha balaastiga ah ee alaabta lagu qaato, iyadoo laga duulayo badqabka deegaanka iyo dhammaan noolaha.
Sidoo kale, qoraalka waxaa lagu waregaliyay gacantada kuwaas oo la faray in bacaha yaala gudaha deegaannada Jubbaland ay kaga soo saaraan muddo bil ah gudaheeda.