Madaxweynaha Hirshabeelle oo Magacaabis sameeyay

21

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradda biyaha ee maamulka Hirshabeelle ka dib Warqad kasoo baxday Xafiiskiisa.

Madaxweynaha oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Beledweyne ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in uu magacaabistaan u sameeyay sababo la xariira qancinta beellaha qaarkood.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa sidaan u qorneyd:

Ujeeddo: Magacaabis X

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle markii uu arkay  Qodobka 51-aad  dastuurka Dowladda Hirshabeelle. Markuu arkay
In ay lagama maarmaan tahay dar-dargelinta Maamulka Wasaarada Biyaha.

Markuu arkay:
Tamarta Dowladda Hirshabeclle.
Markuu tixgeliyay Aqoonta &Waayo-aragnmida mudanaha xilka loo magaciaabayo u leeyahay
nidaamka Dowliga ah.

WUXUU MADAXWEYNUHU SOO SAARAY XEERKAN.

1. Waxaa mudane Said Salah Cabdiraxman magacaabay Agaasimaha Guud Wasaarada
Biyaha&Tamarta Dowladda Hirshabeelle.