Wararka Maanta Guddiga Doorashada Puntland Oo Shaaciyay Guddiyada Xulista Ergooyinka Kuraas Golaha Shacabka Ah By Khadar Maxamed Siraad - March 16, 2022 28 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyay liiska Guddiyada Xulista Ergooyinka Kuraasta Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Somalia ee lagu dooranayo Magaalada Garowe . Hoos ka Akriso Warqadda shaacinta