Madaxweyne Qoorqoor oo saxiixay 10 Sharci ah oo cusub

68

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa maanta saxiixay ilaa 10 Sharci oo kasoo gudubtay Golaha Baarlamaanka Galmudug

Munaasabada Madaxweynaha ku saxiiyay Sharciyadaan ayaa waxaa Goobjoog ka ahaay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal iyo Gudoomiye ku xigeenada 1aad iyo 2aad ee Baarlamaanka iyo marti sharaf kale

Sharciyadaan uu maanta ansixiyay Madaxweynaha Galmudug ayaa dhaqanka galaya Saxiixa Madaxweynaha Kadib.