Ruushka oo eedeyn u jeediyay Mareykanka

29
MOSCOW, RUSSIA - FEBRUARY 10, 2022: Russia's Foreign Minister Sergei Lavrov gives a joint press conference with UK Foreign Secretary Elizabeth Truss, following their meeting at the Reception House. Russian Foreign Ministry/TASS –осси€. ћосква. ћинистр иностранных дел –‘ —ергей Ћавров и министр иностранных дел ¬еликобритании Ёлизабет “расс на пресс-конференции по итогам встречи в ƒоме приемов ћ»ƒ –‘ на —пиридоновке. ѕресс-служба ћ»ƒ –‘/“ј——

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa ku eedeeyay Maraykanka inuu doonayo inuu colaad ka huriyo Ukraine, wuxuuna ku eedeeyay Washington inay wado “olole dacaayad” oo ka dhan ah Moscow mar uu taleefoon kula hadlay dhiggiisa Mareykanka Antony Blinken.

Isagoo ka hadlayay ka dib wada-dahadalka uu la yeeshay  xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken, Lavrov waxa kale oo uu sheegay in Gaashaanbuurta NATO ee uu hoggaamiyo Mareykanka ay iska dhega tireen in ay joojiyaan hurinta dagaalka ka dhanka ah Ruushka.

Dhanka kale, madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay digniinaha uu sheegay Mareykanka ee sheegaya in Ruushku weerar damacsan yahay yihiin kuwo Argagax leh, isaga oo ka dagey weerar kaga yimaada Moscow.