Galmudug oo shaacisay Jadwalka Doorashada 8 kursi

25

Guddiga Doorashada heer Dowlad Goboleed Galmudug ayaa shaaciyay qabashada 8 kursi oo ka mid ah kuraasta taalla magaalada Dhuusamareeb.

Kuraastaan waxaa qayb ka ah labo kursi oo kala ah #HOP138 iyo #HOP147 oo magaalada Guriceel looga matali doono Golaha Shacabka BJFS, kuwaas oo si weyn loo sugayey doorashadooda.