R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddi u Magacaabay Ciidamadii Beledweyne la geeyay, islamarkaana dib loogu soo celiyo Magaalada Muqdisho.
Xubnaha la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah:-
1:Gen Muqtaar Xuseen Afrax Wasiirka Arrimaha Gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Gudoomiye
2:Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Gudoomiye kuxigeenka
3:Khaliif Cabdi Cumar Wasiirka Wasaaradda Ganacasiga iyo Warashada Xubin
4:Cabduqaadir Maxamed Nuur Wasiirka Gaashaandhigga Xubin