Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ayaa Howlgalo Qorsheysan Ka Sameeyeyay Gobolka Sh/Hoose.
Howlgalkan Ayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ee Gor-Gor Waxey Ka Sameeyeen Tuulooyinka Hoos Yimaada Bariire Waxaana Howlgalkaas Lagu ay kusoo qab-qabteen Xubno ka titsan Al-Shabaab sida ay sheegeen, Saraakiisha hogaamineysay Ciidamada Howlgalka sameeyay.
Ciidanka ayaa sidoo kale shegay in ay ka hortageen oo ay fashiloyeen Miinooyin Ay Al-Shabaab Galiyeen Wadada Isku Xirta Bariire Iyo Janaale sida ay hadalka udhigeen.
Ciidamada Howlgalka sameeyay waxaa hogaaminayay Taliyaha Ururka 7-Aad Ee Guutada 18-Aad Ee Gor-Gor, isagoona Sheegay Inuu Howlgalka Qayb Ka Yahay Al-Shabaab sida uu adeegsaday Taliyaha