Cali Nuur Ibraahim oo Magaciisa Afgarashada uu yahay Hamza oo ka mid ahaa Al-shabab ayaa isku soo dhiibay guutada 8aad ee qeybta 60aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Cali ayaa Al-Shabab ku soo jiray in kabadan 7-sano,isa oo ka qeyb qaatey dagaalo dhowr ah oo ka dhacay Gobalada Hiiraan,Shabeellada dhaxe, Shabeellada hoose, Baay iyo Bokool iyo Gobalka Banaadir.
Cali Nuur Ibraahim ayaa sheegay sababaha uu ugu soo tagay AL-Shabaab “Waxaan ku dhibsaday dhiiga Islaamka oo ay Banaysanayaan, iyo dhibaatadda