Madaxweyne Farmaajo oo caawa shacabka u jeedinaya khudbad

54

Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa dhammaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa lagu wadaa in uu ka hadlo xaaladihii u dambeeyay ee dalka iyo arrimaha Doorashooyinka.

Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Madaxweynaha uu khudbad shacabka kula hadli doono, xilli uu taagan yahay khilaaf kala dhaxeeya Ra’iisul wasaare Rooble.

Halkaan kala soco hadalka Madaxweynaha.