QM oo joojisay gargaarkii bini’adamnimo ay geeyn lahayd waqooyiga dalka Ethiopia.

45

Hay’adaha gargaarka qm ayaa hakiyay shaqadii ay ka hayeen waqooyi-galbeed ee gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, kaddib markii weerar cirka ah lagu duqeeyay xero ay ku jireen dad barakacayaal ah, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ka hortagga musiibooyinka.

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ayaa warbixin uu siiyay wakaaladda wararka ee France-Presse ku sheegay in weerarka oo saqdii dhexe ee jimcaha ka dhacay magaalada Dedebet ee waqooyi galbeed ee gobolka Tigray uu sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan oo rayid ah. “sida ku cad xogteeda hore.