Maryan Maxamed Xirsi ayaa u geeriyootay Rasaas ay ku fureen todobaad ka hor Ciidamo ka tirsan Dowlada,iyadoona ku geeriyootay Isbitaalka Digfeer ee Muqdisho oo ay maalmo ku jirtay.
Ciidamo ka tirsan Dowladda oo marayay isgooyska Foleransa ayaa Dhaawac ugeeysatay taarikhdu marka ay aheeyd 11-12-2021, Maryan ayaana xilikaasi ka timd isbitaalka Aadan Abdulle Hospital.
Marxuumada waxa ay kamid aheyd Ardayda dhiganayay Kulliyadda Caafimaadka iyo Qaliinka ee Jaamacadda Banaadir waxayna ku jirtay sanadkeedii ugu dambeeyay ee waxbarashadda, walina kama aysan hadlin lamaha amaanka, Dowlada.