Yaasiin Farey oo loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka

56

Talyaha ku meel-gaarka ah ee NISA, Yaasiin Farey ayaa kamid noqday Golaha Shacabka, ka dib Doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.

Yaasiin Fareey ayaa helay 62 cod, halka musharixii la tartamau ee Maxamed Cali Culusow uu helay 20 cod, waxaana khasaaray 3 cod.

Waxaa uu u tarmay kursiga Hop-67 oo deegaan doorashadiisu tahay Galmudug, waxaana jiray maalmahan tabasho ay muujinayeen qaar kamid Nabadoonada Beesha leh kursiga.