Madaxweyne Ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa shir guddoomiyay shierka totobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland.
Shirkaan ayaa waxaa todobaadkaan looga hadlay Amniga, Imtixaanka Fasalka 8-aad iyo xaaladda Gobollada Puntland, iyadoona qodobadaasi laga yeeshay dood.
Golaha Wasiirada ayaa yeesha todobaadkiiba halmar shir kaasoo diirada lagu saaro waxyaabo ka qabasho ubaahan sidookale looga doodo wax taagan