Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 24-4-2025

3

K a Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Facebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha Todobaadkan:Hadii ay  beeraleeydu waayaan cid ka iibsata wax soo saarkooda dhibaato noocee ah ayaa ka dhalan karta?

Mahadsanidiin.

Shukri Baryare Maxamud-SOMA Program Coodinator

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA-SOMA