Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 6-3-2025

4

K a Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Facebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha Todobaadkan:Hadii lawaayo kaalmadii USAID ee dhanka waxbarashada sidee loo hagaajin karaa mustaqbalka waxbarsho ee caruurta ay gacanta ku heyso hay,ada USAID?

Mahadsanidiin.

Shukri Baryare Maxamud-SOMA Program Coodinator

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA-SOMA