Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

15

Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Habka ugu fiican ee Wax Beerashada,ka ilaalinta Biyaha wasaqeysan Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka ayaa ah Nafaqada iyo bad baadada Cunnada .

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay

30/06/2024 Barnaamijkani oo ah kii 28aad ee habka wanaagsan ee Wax Beerashada,

Barnaamijkan oo rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA