Barnaamijkan oo ah kii 51aad dhageystayaal ku soo dhawaada Baraanmijka Todobaadlaha ee Mowduuca maanta ayaa ah Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Diyaarinta Cuntada iyo Keydinteeda.
Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 10/9/2023,Barnaamijkani oo ah kii 51aad ee Diyaarinta Cuntada iyo Keydinteeda.
Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena,
HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WAX SOOSAARKA BEERAHA