Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 20-07-2023

116

Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha Todobaadkan: Sidee looga hortegi karaa fatahaadaha kusoo laab laabtay dalka?

Mahadsanidiin

Abdikadir Jakarta SOMA Program Coodinator.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA EE SOMA