Wareysi :Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo eedeyn culus u jeediyey Maamulkii Jubaland ay u magacawdey Gobolka Gedo

177

Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley,waxaa uu ka soo horjeedstey Maamulkii dhowaan Gobolka uu u magacaabey Madaxweyne Axmed Madoobe oo sheegay in Bulshada Gobolka ayan raali ka ahayn.

Maamulkaasi ayuu sheegay in wax micno ah ayan ku soo kordhinaynin Khilaafka Siyaasadeed ee u Maamulka Jubaland iyo Gobolka Gedo kala dhaxeeyo,waxuuna si adag uu u cambareeyey isku daygooda la xariira kala qeybinta Bulshada ku dhaqan Gobolka Gedo.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAAN GUREY XAAJI FAARAX