Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley,waxaa uu ka soo horjeedstey Maamulkii dhowaan Gobolka uu u magacaabey Madaxweyne Axmed Madoobe oo sheegay in Bulshada Gobolka ayan raali ka ahayn.
Maamulkaasi ayuu sheegay in wax micno ah ayan ku soo kordhinaynin Khilaafka Siyaasadeed ee u Maamulka Jubaland iyo Gobolka Gedo kala dhaxeeyo,waxuuna si adag uu u cambareeyey isku daygooda la xariira kala qeybinta Bulshada ku dhaqan Gobolka Gedo.
HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAAN GUREY XAAJI FAARAX