Ka dhageyso Radio Markabley Baardheere Todoaad kasta Barnaamijka Beeraha,Q33 ad

21

Barnaamijka 33aad ee oo Maanta Axad ah ayaa waxaan ku eegi doonaa Barashada habka Wanaagsan ee wax beerashada,Mowduuca maanta kaga hadleynaa Maareynta Wanaagsan ee Barwaaqeeyaha si kor loogu Qaado wax dhalista iyo Ciida.

Barnaamijkan Maanta waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Deeq bixiyayaasha ,Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 07/05/2023,Barnaamijkani oo ah kii 33aad ee Habka wanaagsan ee Wax beerashada

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Deeq Bixiyayaasha iyo weliba Idaacadeena.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA EE HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHA