Xildhibaanada Golaha shacabka oo Ansixiyay gudiga Madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka

53
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ansixiyay guddiga madaxa Bannaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka KMG ee ay soo ansixiyeen golaha wasiirada Usbuuc ka hor.
Guddiga ayaa ka kooban 5 xubnood oo kala ah:
1. Maxamed Xasan Idiris.
2. Farxiya Muumin Cali.
3. Burhaan Aadan Cumar.
4. Axmed Maxamuud Jaamac.
5. Maxamed Cabdalla Saalax.
Guddiga ayaa lagu ansixiyey Mooshin ay aoo jeediyeen xildhibaanno maadaama uusan agendaha ku jirin.
Wasiir Xasan Macallin oo la yaabay sida deg deg ah ee guddiga loogu ansixiyey ayaa yiri: ” waligay ma arag xildhibaanno idinka dhega fudud”