Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley, waxaa uu sheegay inay si weyn ay u taageersan yahiin Wafdiga Balaaran ee uu hogaaminayo Senator Cabdulahi sheikh Ismaaciil(Farataag) oo Booqashada uu ku joogo degmada Baardheere,isagoo ujeedada ay u taageeran ay la xariirto siddii loo heli lahaa Jubaland loo dhan yahay.
HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAAN GUREY XAAJI FAARAX